Sadaqo mida ugu fiican

 Sadaqo midda ugu wanaagsan ee waalid loo bixiyo.

Sacad Bin Cubada Alle ha ka raali noqdee wuxu yiri: Rasuul Allow, Sacad hooyadii wey dhimatay, ee sadaqo teeba ugu fiican oo loo sadaqeeyo?

Nabiga ﷺ wuxu yiri: "Biyo".

Sacad wuxu yiri: Ceel buu qoday, wuxu yiri: Kani hooyadey ayaan u sadaqeeyey.

(صحيح الترغيب:962).




No comments: