📚 Nabiga ﷺ wuxu yiri: "Quraanka akhriya, quraanku maalinta qiyaame waxa uu idin imanayaa isagoo u shafeeca qaadaya qofkii akhriyi jiray"
📚 Nabiga ﷺ wuxu yiri: "Qofkii igu salliya hal jeer, Alle ayaa ku salliyi toban jeer"
📚 Nabiga ﷺ wuxu yiri: "Ka digtoonaada baryada dadka dulman, maxaa yeelay ma jiro wax u dhexeeya iyada iyo Alle". - Sahih al Bukhari
📚 Nabiga (ﷺ) wuxu yiri: “Qofkii yiraahda ( Subxanllaahil Cadiim wa bixamdih ) waxaa Jannada loogu talaalayaa geed Timir ah”
📚 Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "Qolo umadayda ka mid ah ayaa gadaashayda imaan doona, axadkood ayaa jeclaan lahaa inuu aragtidayda ku iibsado ehelkiisa iyo maalkiisa”
No comments:
Post a Comment