Wax kasta oo aad samayso, ha bedelin hab dhaqankaaga si aad u hesho ogolaanshaha dadka. Xusuusnow, badan kood waxay jeclaan doonaan waxaad u qabato oo kaliya. Wax kale ma xiiseeyaan. Haddii aad ka walwalsan tahay inay dadku ay ku jeclaadaan kuna ixtiraamaan, ku bilow jaceylka iyo ixtiraamka naftaada!
Whatever you do, don’t change your behaviour pattern just to gain people’s approval. Remember, most will only like what you do for them. They’re not interested in anything else. If you’re worried about people liking and respecting you, start by liking and respecting yourself!
Fadlan #Subscribe saar channel-keyga siina #share garey.
No comments:
Post a Comment