Nabiga ﷺ wuxu yiri: (Quraanka akhriya, quraanku maalinta qiyaame waxa uu idin imanayaa isagoo u shafeeca qaadaya qofkii akhriyi jiray). # Nabiga ﷺ wuxu yiri: (Qofkii igu salliya hal jeer, Alle ayaa ku salliyi toban jeer). # Si dhif ah ayaan u xusuusanaa Alle, si dhif ah ayaan waqti ugu bixinaa akhrinta Quraanka, kadibna waxaan la yaabnaa sababta aan u farxi la ' nahay. - We rarely remember Allah, we rarely spend time reading the Quran and then we wonder why we're not happy. # Nabiga ﷺ wuxu yiri: (Ka digtoonaada baryada dadka dulman, maxaa yeelay ma jiro wax u dhexeeya iyada iyo Alle. - Sahih al Bukhari)- The Prophet ﷺ said: (Beware of the supplication of the oppressed, for there is no barrier between it and Allah. - Sahih al Bukhari). # Guurkaaga haku dhisin dareenkaaga oo si joogta ah isu beddela. Guurkaaga ku dhis diinta Alle.- Don't build your marriage on your feelings that constantly change. Build your marriage on the doctrine of Allah. # Waligaa haka daalin sameynta camalka wanaagsan. Camalada ilaahay ugu jecelyahay ma aha kuwa ugu waaweyn laakiin waa kuwa ugu joogteenta badan, haba yaraadee camalka.- Never get tired of doing good deeds. The most beloved deeds to Allah are not the biggest but the most consistent, even if it is small. # Nabiga (ﷺ) wuxu yiri: “Qofkii yiraahda ( Subxanllaahil Cadiim wa bixamdih ) waxaa Jannada loogu talaalayaa geed Timir ah”.قال النبي ﷺ: "‏ مَنْ قَالَ سُبْحَانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ وَبِحَمْدِهِ غُرِسَتْ لَهُ نَخْلَةٌ فِي الْجَنَّةِ. - ‏" The Prophet (ﷺ) said: “Whoever says: ‘Glory is to Allah, the Magnificent, and with His Praise (Subhanallahil-Adhim, wa bihamdih)’ a date-palm tree is planted for him in Paradise.” # Nabiga ﷺ wuxuu yiri: (Qolo umadayda ka mid ah ayaa gadaashayda imaan doona, axadkood ayaa jeclaan lahaa inuu ragtidayda ku iibsado ehelkiisa iyo maalkiisa)-قال رسول الله ﷺ: (إنَّ أناساً من أمتي يأتون بعدي، يودُّ أحدهم لو اشترى رؤيتي بأهلهِ ومالهِ) [صحيح الجامع الصغير وزيادته]- The Prophet ﷺ said: (People from my Ummah will come after me, someone would like to buy my vision with his family and wealth).

Shaqo fudud iyo Ajir aad u badan|عمل يسير وأجر كبير| Easy work and great Ajir

 Nabiga ﷺ wuxu yiri: "Qofkii weysesta oo weysadana wanaajiya kadibna yiraahda (أشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، وأشهد أن محمدا عبده و رسوله . اللهم اجعلني من التوابين ، واجعلني من المتطهرين) waxaa loo furayaa sideeda albaab ee Jannada midkuu doono ayuuna ka geleyaa".


قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "من توضأ فأحسن الوضوء ثم قال أشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له وأشهد أن محمدا عبده ورسوله اللهم اجعلني من التوابين واجعلني من المتطهرين فتحت له   "ثمانية أبواب الجنة يدخل من أيها شاء .

Allah's Messenger said: " Whoever performs Wudu, making Wudu well, then says: ( I testify that none has the right to be worshipped but Allah alone, there are no partners for Him. And I testify that Muhammad is His servant and Messenger. O Allah! Make me among the repentant and make me among those who purify themselves, then eight gates of Paradise are opened for him, that may enter by whichever of them wishes."

Fadlan isoo booqo #Subscribe_na saar channel-keyga siina #Share garey.

No comments:

Post a Comment