Fadliga maalinta jimcaha

 Abu Huraira may Allah be pleased with him, said:

The messenger of Allah said: “There is a time on Friday at which no Muslim would stand and pray and beg Allah for what is good but He would give it to him”. and he pointed with his hand that (this time) is short and narrow.

Muslim: 852 📚

Abuu Hureyra Alle ha ka raali noqdee waxa uu yiri:

Rasuulka wuxuu yiri: “Maalinta jimcaha waxaa ku jirta saacad oo aanu jirin qof muslim ah oo salaad u istaaga oo Alle wediista khayr illaa Alle wuu siiya”. Wuxuuna gacantiisa ku tilmaamay in (waqtiga) gaaban yahay oo cidhiidhi yahay.

Muslim: 852 📚

عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله ﷺ: "إن في الجمعة لساعة لا يوافقها مسلم قائم يصلي يسأل الله خيرا إلا أعطاه إياه ". وَقَالَ بِيَدِهِ يُقَلِّلُهَا يُزَهِّدُهَا.

رواه مسلم 852 📚

No comments:

Post a Comment