Fadliga Ramadanka

 Narrated Abu Huraira:

Allah's Messenger said, "When Ramadan begins, the gates of Paradise are opened."

Sahih Al-Bukahri: 1898 📚


Abu Hureyra Alle haka raalli noqdee waxa uu yiri:

Rasuulku  waxa uu yidhi “Marka ay Ramadaantu soo gasho waxaa la furaa albaabada Jannada”.

Saxiix Al-Bukhaari: 1898 📚


 عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضى الله عنه أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم قَالَ: "إِذَا جَاءَ رَمَضَانُ فُتِحَتْ أَبْوَابُ الْجَنَّةِ".

 صحيح البخاري: 1898📚

 

No comments:

Post a Comment