Narrated Abu Huraira:
The Prophet (ﷺ) said, "Whoever does not give up forged speech and evil actions, Allah is not in need of his leaving his food and drink (i.e. Allah will not accept his fasting.)"
Sahih Al-Bukhari 1903

Abuu Hureyra Alle ha ka raali noqdee waxa uu yiri:
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: “Qofka aan ka tagin hadalka been abuurka ah iyo ficilada xun xun, Alle uma baahna inuu ka tago cuntadiisa iyo cabitaankiisa (Alle kama aqbalaayo soonkiisa).”
Saxiix Al-Bukhaari: 1903

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضى الله عنه قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم: " مَنْ لَمْ يَدَعْ قَوْلَ الزُّورِ وَالْعَمَلَ بِهِ فَلَيْسَ لِلَّهِ حَاجَةٌ فِي أَنْ يَدَعَ طَعَامَهُ وَشَرَابَهُ ".
صحيح البخاري: 1903

No comments:
Post a Comment