Guide us to the straight path

We seek Allah’s guidance at least seventeen times a day, which reflects how essential it is for us as believers. Never forget and remain thankful for being on the straight path of Islam.


Ilaahay waxaan hanuunkiisa weydiisana ugu yaraan todobo iyo toban jeer maalintii, taasi waxay ka tarjumaysa qiimaha ay inoo leedahay hadaanu nahay mu'miniin. Weligaa ha ilaawin, kuna shukri inaad ku taagan tahay jidka Islaamka.

No comments:

Post a Comment