Cabdullah Ibn Cumar Alle haka raalli noqdee wuxuu yiri: Nabiga (ﷺ) wuxuu soo ag maray nin ansaarta ka mid ah kaa oo ku dhaliilayey walaalkii xishood (wuxuu ku waaninayey inuu iska daayo xishoodka). Nabiga (ﷺ) wuxuu ku yiri: iska daa; waayo xishoodku waa qayb ka mid ah iimaanka.
Bukhaari: 24 📚Narrated 'Abdullah (bin 'Umar):
Once Allah's Messenger (ﷺ) passed by an Ansari (man) who was admonishing his brother regarding Haya'. On that Allah's Messenger (ﷺ) said, "Leave him as Haya' is a part of faith."
أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم مَرَّ عَلَى رَجُلٍ مِنَ الأَنْصَارِ وَهُوَ يَعِظُ أَخَاهُ فِي الْحَيَاءِ، فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم " دَعْهُ فَإِنَّ الْحَيَاءَ مِنَ الإِيمَانِ ".
.jpg)
No comments:
Post a Comment