Gabadhu Si kasta oo ay u qurux badan tahay, hodan u tahay, ama reer laandheer ah ka dhalatay, hadaysan dhawrsanayn (Diin lahayn), waxay ka hoosaysaa gabar fool xun, faqiir ah oo dhawrsan (Diin leh).
Narrated Abu Hurairah (RA): The Prophet (ﷺ) said: "A woman is married for four reasons, for her wealth, her family status, her beauty and her religion: so get the religious one and prosper."
No comments:
Post a Comment