Qof kasta oo ay ku jiraan dadka wanaagsani waxay samayn doonaan xumaan. Taasi waa dabeecadda aadamaha. Dhammaanteen waxaan leenahay cilad. Dhamaanteen danbi baynu galnaa. Qof dhamaystiran ma jiro. Balse wax ka baro qaladaadkaaga iskuna day inaad noqoto qof ka fiican maalin kasta oo dhaafta.
============================================================
Everyone, including good people will do bad things.
That’s the nature of humans. We all have flaws. We all commit sins. Nobody is
perfect. But learn from your mistakes and try to become a better person with
each passing day.
No comments:
Post a Comment