Aduunku waa meel kumeel gaar ah

 Aduunku ma aha meel lagu nasto. Waxaad u baahan tahay inaad dadaal adag sameyso oo aad uruuriso camal badan oo wanaagsan inta aad awoodo. Janada waxaad ku nasan kartaa intaad doonto.


------------------------------------------------------------------

This universe is not a resting place. You need to make an effort hard and gather as many good deeds as you can. You can rest in Jannah as much as you want.



No comments:

Post a Comment