Fadliga ay leedahay bisha Muxarram iyo soonka maalinta Caashuura


Bisha Muxarram waa bisha ugu horaysa ee sanadka hijriga ah waxayna leedahay fadli badan.

قال رسول الله ﷺ: ” أفضل الصيام بعد رمضان شهر الله المحرم، ” . رواه مسلم


Rasuulkeena wuxuu yiri: ( Soon waxaa ugu fadli badan ramadaan kadib soonka la soomo bisha Alle ee Muxarram).

Nabiga mar la weydiiyey soonka maalinta Caashuura waxa uu ku jawabay:

“Waxaan Allaah kaga ajar dalbayaa inuu ii dambi dhaafo sanadkii ka horeeyay.’’

No comments:

Post a Comment