Acmaasha ay ajarkoodu la siman yahay Xaj iyo Cumro

 Abii Umama Alle haka raali noqdee

Nabiga   wuxuu yiri: “Qofkii masaajidka u kalaha isagoo niyadda ku haya inuu khayr soo barto ama dad baro;  wuxuu helayaa ajarkii xaajiga soo dhammaystay xajkiisa”.

Waxaa wariyay Al-Tabaraani: Saxiix Al-Targhiib wa Al-Taarhiib, L: 86



Narrated Abii Omama May Allah be pleased with him

The prophet said: “Whoever goes to the mosque in the morning with the sole intention of learning or teaching good; will have the reward of a pilgrim who has completed his Hajj”.

Al-Tabarani: Sahih Al-Targheeb wa Al-Tarheeb, No: 86


عَنْ أَبِي أُمَامَةَ، عَنِ النَّبِيِّ  قَالَ:"مَنْ غَدَا إِلَى الْمَسْجِدِ لا يُرِيدُ إِلا أَنْ يَتَعَلَّمَ خَيْرًا أَوْ يَعْلَمَهُ، كَانَ لَهُ كَأَجْرِ حَاجٍّ تَامًّا حِجَّتُهُ".

صحيح الترغيب والترهيب برقم 86

No comments:

Post a Comment