Faadumo Alle haka raali noqdee waxay u timid Rasuulka (ﷺ) iyadoo weydiisanaysa addoon. Waxa uu yidhi, “Ma kuu sheegaa wax ka khayr badan? Markaad seexanayso akhri ‘Subxaan Allaah’ saddex iyo soddon jeer, ‘Al xamdulillah’ saddex iyo soddon jeer, ‘Allaahu Akbar’ afar iyo soddon jeer. – Bukhaari 5362
Fatima came to the Prophet (ﷺ) asking for a servant. He said, "May
I inform you of something better than that? When you go to bed, recite
"Subhan Allah thirty three times, Al hamdulillah thirty three times,
and Allahu Akbar' thirty four times".
أَنَّ فَاطِمَةَ رضي الله عنها أَتَتِ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم تَسْأَلُهُ خَادِمًا فَقَالَ: "أَلاَ أُخْبِرُكِ مَا هُوَ خَيْرٌ لَكِ مِنْهُ، تُسَبِّحِينَ اللَّهَ عِنْدَ مَنَامِكِ ثَلاَثًا وَثَلاَثِينَ، وَتَحْمَدِينَ اللَّهَ ثَلاَثًا وَثَلاَثِينَ، وَتُكَبِّرِينَ اللَّهَ أَرْبَعًا وَثَلاَثِينَ".
No comments:
Post a Comment