Uma baahnid qof inuu idin dhexeeyo si aad ula hadasho Alle, waayo isagaa ah wax walba maqle, arke, wax walbana og sidoo kale waa abuuraha caalamka iyo waxa ku dhex nool. Wuxuu maqlaa siraha aad qalbigaaga ku hayso, ee si toos ah ula hadal isaga. Qalbigaaga u jeedi oo isaga weydiiso waxa aad jeceshahay oo dhan, isna wuu kuu jawaabi doonaa.
No comments:
Post a Comment