Samirka

Imtixaanaadka noloshan waa lama huraan. Laakiin waxay noqdaan kuwo loo dulqaadan karo markaad ogaato inaadan keliga kugu dhicin. Xaqiiqidii Allaah ayaa kula jira. Wax kasta oo ku dhaca qofka mu’minka ah, wanaag baa ku jira, taasna waxaa u gaar ah qofka Alle rumeeyey.


Hussein Hashim

No comments:

Post a Comment