𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚 𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐡𝐚𝐝𝐮𝐮 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐮𝐮 𝐝𝐮𝐥𝐦𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲

Allah's Messenger () said: "Help your brother whether he is an oppressor or an oppressed," A man said, "O Allah's Messenger ()! I will help him if he is oppressed, but if he is an oppressor, how shall I help him?" The Prophet () said: "By preventing him from oppressing (others), for that is how to help him."

Bukhari: 6952


Rasuulku (ﷺ) wuxuu yiri: “U gargaar walaalkaa haduu daalim yahay iyo haduu dulman yahayba, ninbaa yiri: Rasuulkii allow! Haddii la dulmiyo waan u gargaari, laakiin haddii uu daalim yahay sidee u caawiyaa? "Rasuulku (ﷺ) wuxuu yiri: "iyadoo laga hortagaayo inuu dulmiyo (dadka kale), waayo, sidaas ayaa loogu gargaarayaa". Bukhaari: 6952📚


No comments:

Post a Comment