Xishoodku gebigiisi waa khayr

 Narrated 'Abdullah (bin 'Umar):

Once Allah's Messenger () passed by an Ansari (man) who was admonishing his brother regarding Haya'. On that Allah's Messenger () said, "Leave him as Haya' is a part of faith."
Sahih Muslim: 24

Cabdullahi Inb Cumar Alle raalli ha ka noqdee wuxuu yiri: Nabiga () waxa uu soo ag maray nin ansaarta ka mid ah kaa oo xishoodka ku dhaliilayey walaalkii (wuxuu ku waaninayey inuu iska daayo xishoodka). Nabiga () wuxuu ku yiri: iska daa; waayo xishoodku waa qayb ka mid ah iimaanka.
Bukhaari: 24 


عن عَبْدِ اللَّهِ بن عمر أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم مَرَّ عَلَى رَجُلٍ مِنَ الأَنْصَارِ وَهُوَ يَعِظُ أَخَاهُ فِي الْحَيَاءِ، فَقَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم ‏ "‏ دَعْهُ فَإِنَّ الْحَيَاءَ مِنَ الإِيمَانِ ‏"‏‏.‏


No comments:

Post a Comment